Ciidamada Ruushka iyo Shiinaha oo wadajir u sameyey dhoolatus Milateri (Sawirro)

Ciidamada cirka Ruushka iyo Shiinaha ayaa si wadajir ah u sameeyey dhoolatus militari oo ka dhacay gobolka Asia-Pacific, sida ay sheegtay wasaaradda difaaca Ruushka. “Ciidamada Cirka Ruushka iyo Ciidamada Cirka ee Ciidamada Xoreynta Shacabka Shiinaha ayaa si wadajir ah roondo hawada ah uga sameeyey gobolka Asia-Pacific,” ayaa lagu yiri bayaan ay soo saartay wasaaradda. Diyaaradaha … Continue reading Ciidamada Ruushka iyo Shiinaha oo wadajir u sameyey dhoolatus Milateri (Sawirro)